Become Our Member!

Edit Template

Umulisadu waa udub dhexaadka bulshada

Maalinta caalamiga ah ee xuska Umulisooyinka dunida, oo ku beegan 5/5/2026, ayaa maanta laga xusay ๐—•๐˜‚๐—ฟ๐—ฎ๐—ผ ๐—–๐—ฒ๐—ป๐˜๐—ฟ๐—ฎ๐—น ๐—จ๐—ป๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ๐—ฟ๐˜€๐—ถ๐˜๐˜† ๐—–๐—ผ๐—น๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฒ.

Waxaana maalintan si gaar ah ugu dabaal degay, maamulka jaamacadda, macallimiinta kulliyadda iyo ardayda kulliyadda Umulisooyinka (faculty of midwifery) ee jaamacadda dhigta.

โ€œUmulisadu waa udub dhexaadka bulshadaโ€

Previous Post
Next Post

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *