Maalinta caalamiga ah ee xuska Umulisooyinka dunida, oo ku beegan 5/5/2026, ayaa maanta laga xusay ๐๐๐ฟ๐ฎ๐ผ ๐๐ฒ๐ป๐๐ฟ๐ฎ๐น ๐จ๐ป๐ถ๐๐ฒ๐ฟ๐๐ถ๐๐ ๐๐ผ๐น๐น๐ฒ๐ด๐ฒ.
Waxaana maalintan si gaar ah ugu dabaal degay, maamulka jaamacadda, macallimiinta kulliyadda iyo ardayda kulliyadda Umulisooyinka (faculty of midwifery) ee jaamacadda dhigta.
โUmulisadu waa udub dhexaadka bulshadaโ




















