Ardayda 𝗕𝘂𝗿𝗮𝗼 𝗖𝗲𝗻𝘁𝗿𝗮𝗹 𝗨𝗻𝗶𝘃𝗲𝗿𝘀𝗶𝘁𝘆 𝗖𝗼𝗹𝗹𝗲𝗴𝗲, ayaa qabtay munaasibad maamuus ah, oo ay macallimiinta jaamacadda ku abaalmariyeen.
Ardaydu waxa ay qirsan yihiin, islamarkaana ka marag kaceen, in macallimiintu u hagar baxday, oo dedaal iyo tacab badan geliyeen.
qayb ka mida sawiradii xafladda.













































